DEG DEG: Banaabaxayaal Careysan oo xiray qeybo ka mid ah Wadada Maka-Almukarama+Sawirro

Boqolaal dadweyne ah oo Haween u badan ayaa haatan waxa ay banaanbax ka dhigayaan qeybo ka mid ah Wadada Maka-Almukarama gaar haan inta u dhaxeysa Isgoysyada Dabka iyo Sayidka .

Banaanbaxyaasha ayaa wararka qaar waxa ay sheegayaan in ka careysan yihiin dilkii shalay Agagaarka tiyaatarka Qaranka loogu geestay Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda  Soomaliya.

Dadweynaha ayaa xiray qeyb ka mid ah Wadada Maka-Almukarama iyaga oo ku jaray dhagxaan hadana Gubaya taayaro iyo Jiingado taas oo sababtay in Wadadaas ay xiranto.

Goordhow la socda faah faahinta Warkaan

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media