DEG DEG : Baarlamaanka Puntland oo Codka kalsoonida kala laabtay Golaha Wasiirada Puntland.

Wararka ka imaanaya Garoe ayaa sheegaya in Baarlamaanka Puntland oo Codka kalsoonida kala laabtay Golaha Xukuumadda Puntland.

9 Xildhibaan  ayaa ka aamusay 1 Xildhibaan waa diiday,waxaa Xarunta Baarlamaanka ku sugnaa 57 xildhibaan oo kooramka Maanta Ku furmay.

kalsooni kala laabashadan ayaan la ogeyn waxey salka ku hays waxaase maalmahan jiray guux ku saaxbsan in golaha wasiirada ay mucaaradsanaayeen xildhibaanada Puntlnd iyo siyaasiyintaba.

la soco wixi so kordha

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor