DEG DEG:-Baarlamaanka Galmudug oo Xilkii ka qaaday Madaxweyne Xaaf

Madaxweynaha Dawlad Gobolleedka Galmudug  Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa xilka laga qaaday galabta kadib kulan ay baarlamaanka Maamulkaasi ku yeesheen  Magaalada Cadaado.

Kulan ay yeesheen Xildhibaanada ayaa waxaa goobjoog ka ahaa 55 Xildhibaan 52 ka mid ahaa ayaa ogolaatay 2 ayaa diiday  1 ka mid ahna wuu ka aamusay

Goordhow la socda Warkaas oo faah faahsan

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media