DEG DEG: AMISOM oo ka baxday Deegaanka Hararlugey Ee Gobolka Hiiraan

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM ay isaga baxeen Saldhig Militari oo ku lahayeen Deegaanka Hararlugey Ee Gobolka Hiiraan.

Ila Wareedyo Madax banaan ayaa sheegaya in Deegaanka ay galeen Dagaalamayaal ka tirsan Al Shabab kadib markii ay halkasi farujiyen Ciidamada AMISOM.

Waxa ku soo kordha Halkan ayaad kala socob doontan insha allah.

Hussien Mohamed

Radio Dalsan

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor