DEG DEG: AMISOM oo ka baxday Deegaanka Fiidow Ee Gobolka Sh/Dhexe

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in goor dhaw ay Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi isaga baxen Deegaanka Fiidow Ee Gobolkasi.

Ciidamo badan oo ka tirsan Al Shabab ayaa lagu arkay Deegaanka Fiidow sida ay sheegayan Dadka deegaankasi.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor