DEG DEG: Al Shabab oo weerartay Xerada Maslax Ee Magaalada Muqdisho

Ila wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in rag hubeysan oo ka tirsan Al Shabab ay isku dayen iney gudaha u galan Xerada Maslax oo fariisin u ah Ciidamada AMISOM.

Weerarka ayaa ku bilawday Qarax iyo rasaas xoogan oo ay is dhaafsaden Labada dhinac sida goob jooge uu u sheegay Radio Dalsan.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor