DEG DEG: Al Shabab oo Weerartay Xarunta AMISOM Ee Leego

Dagaalamayal ka tirsan Al Shabab ayaa dagaal toos ku galay Xarunta Ciidamadda AMISOM ay ku leeyihiin Deegaanka Leego Ee Gobolka Shabeeladda Hoose.

Dagaalkasi ayaa ku bilawday Qarax ismiidaamin ahaa oo lagu dhuftay Iridka laga soo galo Xarunta AMISOM.

Qaraxyo iyo Rasaas Xoogan ayaa laga maqlayaa Deegaanka sida Dad halkasi ku sugan ay Warbaahinta u sheegeen.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor