DEG DEG: Al Shabab oo weerar xoogan ku burburisay xerada Ciidamada Itoobiya ee deegaanka Halgan

Wararka saakay ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo badan oo ka tirsan Al Shabab iney weerar ku galen xerada ciidamada Itoobiya ee deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan.

Qaraxyo xoogan iyo rasaas ayaa saakay laga maqlay xerada ciidamada Itoobiya ee la weeraray.

Weli khasaaraha laga ogga balse Al Shabab waxa ay sheegeysa in weli weerar xoogan uu ku socdo xerada.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor