Deg Deg: Al Shabab oo Weerar Ku Dishay 20 Askari oo Kenyan ah

Dagaalamayaal ka tirsan Kooxda Al Shabab oo Weerar Culus ku qaaday Shalay gelinkii Dambe Kolonyo ka tirsan Ciidamadda Kenya oo ku sii jeeday Tuuladda Yumbis ayaa dilay ugu yaraan 20 Askari waxana ay gubeen Afar gaari sida ay sheegeen Warbaahinta Kenya.

Kolonyadda ayaa Marka hore lala eegtay Qarax Miino ka hor inta uusan qabsan Weerar Culus oo waqti badan qaatay.

Sirdoonka Kenya waxa ay dhinacooda sheegeen Iney ku dileen Howlgal ay sameeyeen Toddobo Dagaalame oo ka tirsanaa Kooxda Al Shabab.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor