Deg Deg; Al Shabab oo Weerar Qarax Ah la Eegtay Shaqaale Ka Tirsan Hey’adda FAO

Ugu Yaraan 10 Ruux ayaa ku dhimatay Weerar Qarax oo ay Al Shabab la eegteen Shaqaale Ka Tirsan Xarunta Xafiiska Hey’adda Cunadda iyo Beeraha Qaramadda Midoobay Ee FAO ee Magaaladda Garoowe.

Weerarka oo dhacay Goor dhaweyd waxa la xaqiijiyay iney ku jireen Dadka dhintay Laba Shaqaale oo Kenyati ah iyo Seddex Soomaali ah.

Waxa ku jira sido kale Dadka dhintay Arday Saarneyd Bus ku dhawaa Halka qaraxa uu ka dhacay.

Waxa ka soo kordha halkan kala soco.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor