DEG DEG: Al Shabab oo shaacisay iney Gacanta ku heyso Ciidamo AMISOM ah

Warbaahinta ku hadasha Magaca Al Shabab ayaa baahisay in Kooxda ay gacanta ku heyso Askar Uganda u dhalatay oo ka tirsan howlgalka AMISOM.

Askartan ayay Al Shabab sheegtay iney ku qabatay Weerarkii Toddobaadkii hore ay ku qaden Saldhiga AMISOM ee Janaale.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor