Deg Deg; Al Shabab oo Qarax Xoogan La Eegatay Kolonyo Ka Tirsan AMISOM

Qarax Xoogan oo lagu sheegay nooca Miinada ayaa lala eegtay Kolonyo ka tirsan Ciidamadda AMISOM oo ku sii Jeeday Gobolka Shabeeladda Hoose.

Qaraxa ayaa lagula Eegtay Kolonyada AMISOM meel ku dhaw Deegaanka Ceelasha Biyaha Ee Duleedka Muqdisho.

Ma Cadda khasaaraha Rasmiga Ee ka dhashay Qaraxsi balse halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor