DEG DEG: Al Shabab oo Caawa Weerartay Qoryooley

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Al Shabab ay dagaal xoogan caawa ku qaaden Degmada Qoryooley Ee Gobolka Shabeelada Hoose.

Wariyeyaasha ayaa ku soo qoray Baraha Bulshada Wararka la xiriira Dagaalka Qoryooley.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor