DEG DEG: Al Shabaab Oo Lagala Wareegay Degmadda Baardheere

Ciidamadda dowladda oo garab ka helaya kuwa Amisom ayaa goordhaweyd waxaa ay la wareegeen gacan ku haynta degmadda baardheere halkaas oo mudo ka talin jireen kooxda Al-shabaab.

Ciidamadda ayaa gudaha u galay Magaaladda kadib dagaal xoogan oo dhexmaray ciidamadda iyo Al-shabaab.

Sargaal ka tirsan ciidamadda dowladda ayaa xaqiijiyay in ay hadda ku sugan yihiin baardheere.

Wixii kusoo kordha Halkaan kala soco: