DEG DEG: Ahlu Sunna oo Weerartay Wasiir ka tirsan Galmudug

Ciidamo ka tirsan Ahlu Sunna Waljameeca ayaa Weerartay Guriga Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Maamulka Galmugud oo ku yaalla Magaalada Caabuqwaaq.

Dagaal xoogan ayaa halkasi ku dhexmaray Ciidamada Ahlu Sunna iyo kuwa Ilaalada u ah Wasiirka.

Ahlu Sunna waxa ay sheegtay iney la dagaalantay Xarakada Al Shabab.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor