Deg Deg: Afhayeenka G/banaadir oo xil ka qaadis lagu sameeyay (Akhriso Wareegto)

Wareegto Kasoo Baxday Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab’ ayaa Waxaa lagu magacaabay Afhayeenka Cusub ee Gobolka banaadir.

Xilka qaadista ayaa lagu sameeyay Cali Seeko iyadoona xilkaasi loo Magacaabay C/Fitaax Cumar Xalane.

waregto

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor