Afhayeenka Cusub Ee Xukuumadda Oo La Magacaabay

C/Salaam Axmed Caato ayaa loo magacaabay Afhayeenka cusub ee xukuumadda federaalka soomaaliya.

Afhayeenka Cusub ayaa badali doon Ridwaan Xaaji C/weli oo dhawaan xilkaasi iska casilay.

Cabdisalaam Axmed Caato ayaa ah wariye rug cadaa ah waxaana uu ka howlgali jiray Tv-ga Universal.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor