DED DEG:-Soomaaliland oo xukun ku riday Naciimo Abwaan Qorane

Wararka naga soo gaaraya Deegaannada maamulka Soomaaliland ayaa waxa ay sheegayaan in Maxkamada Magaalada Hargeysa  ay Maanta xukun Saddex Sano ah ku riday Naciimo Abwaan Qorane.

Naciimo Abwaan Qorane ayaa ah Gabar Baraha Bulshada waxku qorta,waxana Hargeysa lagu xiray kadib markii ay ka tagtay Muqdisho,iyada oo ay kaga qeyb gashey barnaamij ay qabaneysay warbaahinta TEDx.

Xeer ilaalinta Maxkamada Gobolka Maroodi jeex ayaa naciimo ku eedeysay  inay faafisay hadallo ay kaga been sheegayso jiritaanka Somaliland,isla markaana dhaawacaya qaranimada Soomaaliland sida ay hadalka u dhigeyn.

Goordhow la socda faah faajinta Warkaan.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media