DED DEG : Ciidamada Xasilinta Caasimada oo caawa hawlgalo ka wada Kaaraan iyo C/Casiis

Ciidamada isku dhafka ee hub ka dhigista ayaa caawa soo galay degmooyinka Kaaraan iyo C/Casiis oo ay ka wadaan hawlgalo ay ku raadinayaan hub sharci daro iyo ciidamada xooga ee magaalada ku jira wali.

Wariyaheena Saleymaan Xaaji Raage oo Kaaraan jooga ayaa soo sheegaya in hawgalka uu ka bialwday dhinac isgiyska C/Casiis waxaana ay ciidamada galayaan bartilmaameedyo gaar ah .

Hawlgalka hub ka dhigidta ayaa galaha wajigiisi labaad , waxaana tan iyo markii uu bilawday uu ku socda dardar xoog leh .

La soco wixi soo kordha