” Lama Gaarin Waqtigi la is Weeydiin lahaa Maqaamka Muqdisho , Waxaan qaba fursdi ugu fcneyd Waxey dhuntay xiligi Xasan Shiikh “C/Laahi Shikh Xasan

Siyaasiga C/laahi Shiikh Xasan   oo wareysi siiyey Raadiya Dalsan ayaa sheegay inuu rumysanyahay in kulamada malahan socda ee la leeyahay xaqi Muqdisho ayaa lagu raadinayaa iney yihiin kulamo siyaasadeed oo dd gaar ah qorsho la leeyihiin inta kalena lagu awrkacsanayo.

Waxa uu sheegay   in maqaamka Muqdisho uu aaminsanyahay in loo raadin karo wadiiqad ka duwan mida hada la siyaadadeynayo.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media