Dhageyso:Dagaalame katirsanaa Daacish oo isku dhiibay Ciidanka Puntland

wararka laga helayo Gobolka Barri ayaa sheegaya in ciidanka Puntland uu isku soo dhiibay dagaalame katirsanaa Kooxda Daacish,saraakiisha ciidanka maamulkaas ayaa xaqiijiyay in sarkaalkaas uu gacantooda ku jiro.

Taliyaha Ururka Koowaad ee Guutada horseed ee Ciiidanka Puntland Axmed Maxamed Yuusuf  ayaa sheegay in sarkaalkaa isi soo dhiibay uu katirsanaa Kooxda ka dagaalanto deeganada Puntland ee sheegatay in ay xiriir la leeyihiin ISIS.

Taliyaha oo wareysi siiyay VOA-da ayaa ka sheekeeyay dagaalka ay kula jiraan Kooxdaasi oo uu sheegay in aysan awood badan kulaheen deegaanadaasi oo ay kujiraan Buuraleyda Gal-Gala

Halkan ka dhageyso Taliye Axmed Maxamed Yuusuf :

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media