Dagaal Xoogan oo ka socda Magaalada Baraawe

Wararka ka imaanaya Degmada Baraawe Ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in Dagaal xoogan uu halkasi ku dhexmarayo Ciidamada AMISOM iyo kuwa Al Shabab.

Warar kale ayaa sheegaya in Dagaalka uu bilaawday kadib markii Al shabab ay weerar gaadmo ah ku qaaden Kolonyo Ciidamada AMISOM ka tirsan oo mareysay inta u dhaxeysa Buula Mareer iyo Baraawe.