Dagaal u dhaxeeyay ciidamada AMISOM iyo Al Shabab oo ka dhacay Gedo

Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada AMISOM iyo kuwa Al Shabab ayaa maanta ka dhacay degmada Baardheere ee gobolka Gedo.

Dagaalka ayaa bilawday kadib markii Al Shabab ay weerar ku qaaden Fariisimo ciidamada AMISOM ay halkasi ku lahayen waxaana la soo sheegay inuu khasaare xoogan jiro balse lama xaqiijin inta uu la egyahay.

Imminka xaalada wey degan tahay welina kama aysan hadlin dagaalkani howlgalka AMISOM.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor