Dagaal Caawa ka dhacay Xaafad ka mid ah Muqdisho

Dagaalka ayaa waxa uu ka dhacay xaafada Xamar Jadiid ee degmada Wartanabada kadib markii kooxo hubeysan ay weerar ku qaadeen fariisin ciidamo ka tirsan dowladda ku leeyihiin agagaarka halka loo yaqaano Sargaduuda ee Xaafada Xamar Jadiid.

Dadka deegaanka ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in at maqlayeen dhawaqa rasaasta ay labada dhinac ay isweeydaar sanayeen, waxaana weerarka uu ahaa mid bambaanoooyinka gacanta laga tuuro ku bilaawday.

Inta la xaqiijiyey hal askari ayaa dagaalkaas ku geeriyooday halka dad Shacab ah ay ku dhaacmeen kuwaas oo loola cararay goobaha Caafimaad ee Magalada Muqdisho siloogu daweeyo.

Xaalada goobtii uu dagaalka ka dhacay ayaa Degan, waxaana howlgallo ka wada ciidamada dowladda Soomaaliya, waxaana sidoo kale well dagaalkaas ka hadlin laamaha amniga Soomaaliya.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media