Dagaal beeleed markale maanta ka qarxay Galgaduud

Dagaal beeleedyo ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay markale ka qarxeen deegaano ka tirsan gobolka galgaduud ee bartamaha dalka soomaaliya.

deeganka xundhure ee gobolka galgaduud ayuu dagaalkaasi ka bilawday maanta.

dagaalkan u dhaxeeya beelaha walaalaha ah ayaa yimid kadib markii ay isku qabsadeen ceel biyood ku yaala deegaanka xundhure ee gobolka galgaduud.

Magaalada dhuusomareeb ee gobolka galgaduud ayaa waxaa ka soconaya kulamo lagu heshiisiinayo beelo waala ah oo dhawr jeer ku dagaalamay deegano iyo tuulooyin ka tirsan Gobolkaasi.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor