Dad Shacab ah oo Caawa lagu dilay deegaanka Ceelasha Biyaha

Wararka ay Dalsan ka heleyso deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan Koox hubeysan ay deegaankaasi ku dishay dad Shacab ah.

Dadka deegaanka qaarkood oo la hadlay Dalsan ayaa waxa ay sheegeen in dadka la dilay ay ahaayeen laba qof oo ay ku sheegeen in ay ahaayeen dadka Goofafka ku leh deegaankaas.

Majirto cid ilaa iyo hadda sheegatay dilka labadaasi ruux,waxaana haatan ku sugan Goobtii uu dilka ka dhacay Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya..

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media