Dab Caawa ka kacay Xarun Ganacsi oo ku taalla degmada Yaaqshiid

Goordhow ayaa deb waxa uu ka kacay Goob Ganacsi oo ku taalla agagaarka Hotelka Towfiiq degmada Yaqshiid ee gobolkaan Banaadir.

Goobta ganacsi ayaa wax ay ku taalla Dhabark dambe ee Hotelka Towfiiq,waxaana lagu iibiyaa Qalabka Dhismaha sida ay sheegen dad goobjoogayaal ah.

“Iminka waxaa socda Gurmad aan wadno manaqaano waxa kiciyay debka balse waan ku dadaaleynayaa dad badan ayaa nahay goobta waa ey gubaneysaa welina mademin ayuu yiri qof ka mid ah dadka ku howlan deminta dabkaas”

Dabkaan ka kacay Bakhaar lagu iibiyo Qalabka Dhismaha oo ku yaalla agagaarka Hotelka Towfiiq ayaa waxa uu ku soo aadayaa xili isla Caawa uu deb ka kacay Kaalin Shidaal oo ku taalla Magaalada Garoowe.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media