Daawo:Burburka Gaarigii lagu qarxiyay Saraakiishii Kenyaanka ahaa

Gaari ay la socdeen Saraakiil ka tirsan dowladda kenya ayaa qarax Miinada Nooca dhulka lagu aaso ah waxaa lagula eegtay  Magaalada Gaarissa ee Gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya.

Waxaa la xaqiijiyay in qaraxaas ay ku geeriyooden ilaa 4 Sarkaal oo ciidamada kenya kamid ah halka Sadax Askari oo ilaalo u aheyd ay ku dhaawacmeen qaraxaas.

Mas’uuliyada Qaraxa ayaa waxaa sheegtay Kooxda Daacish oo sheegay inay dileen Saraakiil iyo ciidamo dhowr ah.

Sawiro

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media