Daawo:- Sideed ka tirsan Saraakiisha Kooxda Daacish oo isasoo dhiibay

Saraakiisha Ciidamada Maamul GoboleedkaPuntland ayaa Magaalada Boosaaso waxa ay ku soo bandhigeen rag ka tirsanaa Kooxda Daacish, balse ay sheegeen in ay ciidamada isku soo dhiibeen.

Raggaan maanta Boosaaso lagu soo bandhigay ayaa waxa ay gaaraayn ilaa 8 Nin,waxana saraakiisha ay sheegen in ay mar ka tirsanaan jireen Al-Shabaab balse markii dambe ay ku biireen kooxda Dacish.

Sideedaan nin ee isa soo dhiibay ayaa badankood,waxaa lagu sheegay in ay ahaayeen Saraakiil Sar Sare ku waas oo ka tanaasulay in ay la laabteen fikirkii ay horay u aamninsanayeen sida ay Warbaahinta u sheegeen.

Daqiiqadaha na soo aadan ayaa la filayaa in Saraakiisha laamaha amaanka puntland ay ka hadlaan soo bandhigista raggaan.

Sawiro

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media