Daawo Sawirro: Al-shabaab oo Soo Bandhigay Agab ay ku Qabteen Weerarkii Sh/Hoose

Alshabaab ayaa soo bandhigay sawirro muujinaya weerarkii dhawaan ka dhacay gobolka Shabeellaha hoose,kaasi oo lagu dilay askari marakan ah.

Sawirro dharka,GBS iyo Dukumintiyo kale oo ay la haayeen ciidamada Maraykanka ayay soo bandhigeen Shabaab.