Waxaa mudo kadib Caawa xariga dib looga jaray Taalada Axmed Gurey oo ku taala Isgoyska KM4 ee Gudaha Magaalada Muqdisho.
Taalada Axmed Gurey,ayaa Maalmahaan waxaa ku socday Dayactir weyn,iyada oo ugu dambeyn Caawa xariga laga jaray,waxaana la arkayay dadweyne farabadan oo u daawsho tegay.
Dhinacyada Taalada ayaa waxaa lagu dhejiyay Xayeeysiinta Shirkadaha qaar ee Magalada muqdisho taas oo ay Caawa dadka Sawirro ay ka qaadayeen.
Sawirro