Daawo Sawirrada Masuuliyiin & Shacab soo dhaweeyey Ciyaartoyda Xulka 17-jirada Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,Guddoomiyaha Gobolka Banaadir,Eng, Cabdiraxmaan Yariisow, Wasiirka Dhalinyarada & Ciyaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye iyo masuuliyiin kale ayaa ka qeyb qaatay soo dhaweynta.

Sidoo kale boqolaal ka mid ah Shacabka Muqdisho ayaa ka qeyb qaatay soo dhaweynta Maanta ee Ciyaartoyda Xulka 17-jirada dalkeena Soomaaliya.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Soo dhaweynta Ciyaartoyda Xulka 17-jirada dalkeena Soomaaliya.