Daawo Sawirrada: Madaxda Federaalka iyo Kuwa Maamulada oo Maanta U Duulay London

Madaxweynaha soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada ayaa maanta ka dhoofay garoonka Muqdisho, kuwaasi oo ku sii jeeda Magaalada Lond

Madaxda ayaa magaaladaasi uga qeyb gali doona shirka 11-ka bishaan May ka furmi doona London ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirrada:

;