Daawo Sawirrada Kulankii Maanta ee Baarlamaanka Soomaaliya

Akhristayaasha Radiodalsan.com Waxaan Halkaan ugu soo gudbineynaa Sawirrada Kulankii Xubnaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Kulanka Maanta oo ahaa mid xasaasi ah ayaa Xildhibaanada waxa ay ku laaleen Go’aankii Maxkamada Sare ee dalka kaas oo ahaa in dib loogu laabto doorashada 8 Golaha Shacabka ka mid ah  kuwaas oo la isku qabsaday doorashadooda.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Kulanka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media