Daawo Sawirrada:-Gudoomiyaha Gobolka Benaadir oo Kormeeray Suuqa Bakaaraha

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa Maanta kormeer ku tagay Suuqaweyn ee Bakaaraha halkaas oo uu ka socdo Dukaameysi kala duwan Maanta waxyar uun ay ka harsanb tahay maalinta ciidul fidriga.

Hadaba Hoos ka Daawo Sawirrada Kormeerka Gudoomiyaha gobolka ahna duqa Muqdisho.

Xaqiiqda Sawirka waa Sonna.so