Waxaa wareega labaad u gudbay labada Musharax Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Axmed Shariif Cali Hilowle oo kala helay codadkii ugu badnaa ee wareega Koowaad.
89- mudane ee baarlamaanka Galmudug ayaa codeynaya oo dooranaya madaxweynaha cusub ee maamulka.