Daawo Sawiro hordhac ah Munaasabad ka socota Magaalada Muqdisho

Munaasabad lagu xusayo 15 May Maalinta Dhalinyarada Somaaliyeed ayaa caawa ka socota Xarunta dowladda hoose ee Xamar ee loo yaqaano Visha Governo.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku sugan Goobta Munaasabada,iyadoo khudbado iyo Heesooyin u badan kuwo Wadani ah halkaasi laga qaadayo.

Hadaba Hoos ka Daawo Sawiro hordhac ah.