Daawo Sawiro hordhac ah banaanbax ka socda Magaalada Muqdisho

Waxaa Gudaha Garoonka Kubbada Cagta ee Banaadir Studium ka socda Bananbax lagu taagerayo dowladda Federaalka soomaaliya iyo waxqabadkii ay muujisay 100-kii Maalmood ee la soo dhaafay.

Dibadbaxa waxa ka qeybgalaya masuuliiinta ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya waxaana soo qaban qaabiyay Maamulka Bobolkaan Banaadir.

Inta badan Shacabka ku nool degmooyinka Gobolkaan Banaadir ayaa haatan ka qeybgalaya Banaanbaxa kuwaas oo taageera weyn u muujiyay markii la doortay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi(Farmaajo)  2,dii Bishii Apriil ee Sanadkaan.

Sawiro

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media