(DAAWO SAWIRADOODA): Qoys Somali ku noolaa Xerada Kaakuma oo Dib-u-dejin ka helay Kanada

Qoyskaasi oo ka kooban 8 qof  waxay bishan 25-dii ka ambabaxeen Garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta International Airport ee magaalladda Nairobi,  kadib, markii ay  dalka Kanada ka heleen Dib-u-dejin.

Qoyskaasi oo ka soo jeeda Somali Bantu ayaa waxay in ka badan 20 sanno Qaxooti ahaan ugu noolaayeen Xeradda Kakuma, iyadoo ay dhamaan carruurtooda ku dhasheen Xeradda Kakuma ee W/bari Kenya.

Carruurta qoyskaasi ayaa ka kooban 3 wiil iyo 3 gabdhood, kuwaasi oo  ay da’doodu u dhexeyso  4 jir ilaa 13-jir

Qoyska cusub  ayaa la sheegay in la dejiyey magaalladda Kentville ee dalka Kanada, waxaana Garoonka Diyaaradaha ku qaabilay xubin ka tirsan Hay’adda CARS oolagu magacaabo Anne Van Arragon Huten.

Dhinaca kale, Kooxda CARS oo ay asaaseen Kaniisado ku yaalla dalka Kanada ayaa inta badan waxay taageero u fidiyaan, isla markaana safarkooda u fududeeyaan Qaxootiga Shisheeyaha ee deganaanshaha ka hela dalkaasi .

Interpreter Lul Omar, centre, her two little girls and members of the Centreville Aldershot Refugee Sponsorship committee await the arrival of the Somali family on April 26.The interpreter immediately broke the ice with the new arrivals by speaking their language.Children mingled as the new Somali refugees posed for a photo prior to their luggage arriving.Mohamed, the second son, relaxed by playing with interpreter Lul Omar's daughter. All of the Somali children received toy bears at the airport.

©Radio Dalsan