Daawo Sawiradda : Ciidamada Jabuuti ee Amisom iyo qalab ay wataan oo lagu soo bandhigay baladweyne

Ciidamadan ayaa ku soo biiray howlgalka amisom oo gaar ahaan kuwa jubuuti ee ku sugan G/hiiraan .

tirada ciidamada ayaa garay ilaa iyo 1,000 askari oo ka mid ah howlgalka midowga africa ee Amisom ee ka wadaan gobalka

hiiraan .

Daawo Sawiradda :

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor