(DAAWO SAWIRADA): Weerarkii Radisson Blu Hotel ee caasimadda dalka Mali ee Bomako

30-qof oo 3 ka mid ahaayeen Dableydii weerartay Hotel ku yaalla caasimadda dalka Maali oo geeriyootay.

Telefishinka Dowladda Maali ayaa xalay shaaciyey in la soo gebagebeeyey Hawlgalkii ay Ciiddanka Maali, kuwa Maraykanka iyo Faransiiska ay ku soo furteen dadkii lagu haystay Hotelka Radisson Blu ee magaalladda Bomako.

Ciiddanka Khaaska ee Maraykanka ayaa la sheegay inay caawiyeen ugu yaraan 6 Maraykanka oo ka mid ahaa dadkii lagu haystay Hoteelkaas.

Telefishinka Maraykanka ee ABC News iyo Wargeyska The Washington Post ayaa shaaciyey in haweeney Maraykan ah lagu dilay Hotelka, taasi oo la oran jirtey Anita Datar oo 41-jir ahayd.

Kooxda Jihaadistayaasha ee Al-muraabituun ee gacansaarka la leh Alqaacida Maqrib ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarkaasi

WEERARKII MAALI 1

 

WEERARKII MAALI 4

 

 

WEERARKII MALI 9

 

WEERARKII MALI


© Radio Dalsan

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor