Gaari yar oo laga soo buuxiyey walxaha ayaa gabal-dhicii maanta ku qarxay maqaayada Itaaliyaan oo ku taala ka soo horjeedka Shaneema Soomaaliya.
Qaraxa ayaa geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac, walow aan la’ogaan tira ahaan, hayeeshee goobjoogayaal ayaa Radio Dalsan u Xaqiijiyey inay jirto dhimasho iyo dhaawac loo qaaday isbitaalada Muqdisho.