Daawo: Hooyo Soomaaliyeed oo Gilgishay Quluubta Shacabka

Hooyo Nimco Suldaan C/Raxmaan waxa ay kamid tahay Haweenka ku nool xerada Qaxootiga Dhadhaab ee dalka kenya ayaa waxa ay kicisay Maskaxda iyo dareenka Shacabka Soomaaliyeed kadib markii Gabadheeda ay qabsadeen Kooxda loo yaqaano Magafe.

Hooyo Nimco Suldaan C/Raxmaan ayaa sheegtay in la weeydiistay lacag dhan 8,500 Kun oo Dollar taasna aysan awoodin loona sheegay in Gabadheeda la dili doono.

Gabadha ay heestaan Magafayaasha ayaa waxaa lagu magacaabaa Sumayo Jaamac Keynadiid waxaana lagu heestaa dalka Libya xili ay tahriib ku tagtay.

Waxii Faah Faahin ah Hooyo Nimco Suldaan kala Xariir

+254704858072

Hoos Ka Daawo Muuqaalka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media