Daawo:-Fanaanka Ilkacase oo ka jawaabay Sababta uu u qaaday Heesta Igu Sawir

Fanaanka Ilkacase Qeys oo ka mid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Heesta Baraha Bulshada qabsatay ee Igu Sawir  iyo Sababta ku dhalisay taas oo Maalmahan la hadalhayay.

Maxamed Qeys Ilkacse oo xalay ka qeybgalayay Barnaamijka Damaashaadka ee ka baxa Radio Dalsan ayaa waxaa Su’alo weeydiinayay dhagestyasha Radio Dalsan iyada oo sidoo kale laga daawanayay Muqdisho Cable Tv.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka

https://youtu.be/jOCaBqpzq-U