Daawo:-Dibadbax Rabshado wata oo weli ka socda Muqdisho

Muqdisho waxaa maanta xiran Wadooyinkeeda qaarkood,waxaana jira dibadbaxyo ay dhigyaan qaar ka mid ah dadka ku Shaqesta Mooto Bajaajka.

Darawalada ayaa waxa ay ka cabanayaan Wadooyinka qaarkood oo laga mamnuucy in ay maraan.

Hadaba meelaha qaarkood sida agagaarka isgoyska KM,4 ayaa waxaa ka dhacay in ciidamo ka tirsan dowladda ay rasaas ku fureen banaanbaxayaasha islamarkaana Mid ka mid ah banaanbaxayaasha  uu geeriyooday 2 kalena ay dhaawacmeen.

Sawirro