Daawo:-Baaritaan ka bilaawday Goobtii uu ka dhacay falkii lagu dilay taliye Ciise Jiijiile

Ciidanka Booliska Somaalia ee sida gaarka ah loogu tababaray Baariska danbiyada iyo Isku dhaca ka dhasha dhimashada iyo dhaawaca ee loo yaqaano Joint Investigation Team (JIT), ayaa ku hawlan Baarista dhacdadii lagu dilay Ciise Jiijiile oo mar soo noqday Taliye ku xigeenkii Nabad Suggida Gobolka Banaadir.

Ciidamadaan ayaa haatan waxa ay baaritaano ka wadaan goobtii uu falka ka dhacay ee Afaafka hore ee tiyaatarka Qaranka.

Hoos ka Daawo Sawirrada

 

Sawirro

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media