Daawo:-Axmed Madoobe oo Faah faahiyay Shirkii Golaha Amniga ee uu ka qeybgalay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Max’ed Islaam oo maanta dib ugu  laabtay magaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyay shirkii golaha qaranka ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.

Axmed Madoobe ayaa sheegay in Shirkaas Guulo waaweyn laga gaaray isagoo faah faahin guud ka bixiyay qodobadii ugu waaweynaa eek as oo baxay kulankaas.

Hoos  ka daawo Muuqaalka Madaxweynaha oo ka hadlaya arimahaasi

https://youtu.be/6zqx8iEYwDc

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media