Culimaa’udiinka Somaliyeed oo ka digay Xuska Maalinta Jaceylka oo maanta ku beegan.

xili maanta ay ku beegan tahay maalinta caalamka uu uu asteeyay maalinta jaceylka duunka 14-febraayo ayaa culimaa’uudnka Somaliyeed waxa ay ka digay in munaasabado nocaas ah ay ka dhacaan magaalada Muqdisho.

Sheekh Max’uud Ow c/dule cariif oo wareysi arintaas la xiriirta siiyay Idaacada Dalsan ayaa sheegay in ay tahay wax diinta Islaamka aad uga fog loona baahan yahay in umada Muslimiinta Somliyeed ay ka feejignadaan.

sheekha ayaa dhalinta ugu baaqay in ay Alle ka baaqaan oo ay joojiyaan ka qeyb galka munaasabado nocaas ah oo ay suura gal tahay in ay ka dhacaan Muqdisho.

 

hqdefaultsheekha

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor