Ciidan ka tirsan AMISOM oo Ex-kontool Balcad Qarax lagula beegsaday

Gawaari ay wateen Ciidanka Midowga Africa ee AMISOM, ayaa lagu soo waramayaa in galabta qarax lagula eegtay iyagoo maraya Ex-koontorool Balcad.

Lama warin qasaare ka dhashay balse, ciidamada ayaa la sheegay markii uu qarax dhacay , kadib in ay sameeyeen baaritaan kadibna ay isaga tageen goobta.

Sidoo kale ciidamo ka tirsan dowladda soomaaliya, oo gaaray ahalka uu qaraxa ka dhacay ayaa iyaga bilaabay baaritaano.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor