Ciidamo Mareykan iyo Kuwa Somali ah oo Howlgal qorsheysan ka Fuliyay Jubbada Dhexe

Ciidamada xoogga dalka soomaaliya oo taageero ka helayo ciidamo Maraynkan ah ayaa degaanka Araare oo u dhow Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada dhexe waxay ka fuliyey howgal qorsheysan.

Taliyaha Guutada 58 aad Ururka 11-aad, ee Ciidanka xoogga Dalka G/dhaxe; Cabdi yare oo wareysi siiyay Wakaalada SONNA ayaa sheegay in Sarkaalkan oo  Magaciisa lagu soo kobay Aruuriyoow uu ku dhuumaalaysanayay degaan ku dhow Araare.

Sarkaalka Aruuriyow ayaa u qaabbilsanaa Al-Shabaab inuu Lacagaha iyo Xoolaha si khasab ah ugu qaado Shacabka ku dhaqan degaannada Jubboyinka,sida uu sheegay Taliyaha Guutada 58 aad Ururka 11-aad, ee Ciidanka xoogga Dalka G/dhaxe; Cabdi yare.

Sidoo kale Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Gobollada Jubbooyinka ayaa isla howl-galkaasi Al-shabaab uga furtay Saanad Ciidan iyo Hub u badan Qoryaha fudud.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor